Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kiinya, Williyam Ruto - ENA Af-Soomaali
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kiinya, Williyam Ruto

Addis Ababa; Afagaal/Hamle 21/2017 (ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa wadahadallo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kiinya, Williyam Ruto, oo ay ka wadahadleen xiriirka labada dal iyo arrimaha gobolka ee danaha labada dal.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa fariin uu soo dhigay bartiisa xidhiidhka bulshada ku sheegay inuu ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kiinya, Wiliyam Ruto, oo ay ka wada hadleen arrimo laba geesood ah, ka hor shirweynaha labaad ee Qaramada Midoobay ee nidaamka cuntada, kaasoo ay Itoobiya martigelinayso.
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa sheegay in wada hadalka diiradda lagu saaray xiriirka labada dal iyo arrimaha gobolka ee danaha labada dal.
#Itoobiya
#Wakaalladda Wararka_Itoobiya