Madaxweyne Ku Xigeenka Laybeeriya Jeremiah Kapan Kong Oo Gaadhay Addis Ababa Si Uu Uga Qayb Galo Shirka Labaad Ee Nidaamka Cuntada ee Qaramada Midoobay - ENA Af-Soomaali
Madaxweyne Ku Xigeenka Laybeeriya Jeremiah Kapan Kong Oo Gaadhay Addis Ababa Si Uu Uga Qayb Galo Shirka Labaad Ee Nidaamka Cuntada ee Qaramada Midoobay

Addis Ababa; Afagaal/Hamle 21/2017 (ENA): Madaxweyne ku xigeenka dalka Laybeeriya Jeremiah Kapan Kong ayaa gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shirka labaad ee nidaamka cuntada ee Qaramada Midoobay.
Shirweynihii labaad ee Qaramada Midoobay oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Itoobiya iyo Talyaaniga ayaa ka socda magaalada Addis Ababa, waxaana magaalada Addis Ababa ku wajahan madaxda dalalka ka qeyb galaya shirka.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Dalxiiska Salaamawit Kassa.
#Itoobiya
#Wakaalladda Wararka_Itoobiya