Madaxweynaha Komoros Azali Assuumani ayaa gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka labaad ee sugnaanta cuntada ee Qaramada Midoobay

Addis Ababa; Afgaaal/Hamle 21/2017 (ENA): Madaxweynaha Komoros Azali Assuumani ayaa gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shir madaxeedka labaad ee ilaalinta cunnada ee Qaramada Midoobay.

Madaxweynaha Komoros Azali Assoumani ayaa xalay fiidkii gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo shirka.

Madaxweynaha ayaa markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Bole waxaa ku soo dhaweeyay Wasiirka Gaadiidka iyo Saadka Alemu Sime (Dr.)


#Wakaalladda Wararka_Itoobiya
#Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015