Golaha Wakiillada Shacabka ayaa saaka uu u furmay kulankoodii 42-aad ee joogtada ah iyadoo uu goob joog ka yahay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr) - ENA Af-Soomaali
Golaha Wakiillada Shacabka ayaa saaka uu u furmay kulankoodii 42-aad ee joogtada ah iyadoo uu goob joog ka yahay Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr)

Addis Ababa, Agaali/Sane 26/2017 (ENA): Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu soo jeedinayaa waxqabadka dowladda ee sanad miisaaniyadeedka 2017, isaga oo sidoo kale ka jawaabi doona su’aalaha ay xildhibaanadu waydiinayaan.
Sidoo kale, waxaa la filayaa in Golaha Wakiillada Shacabka uu ansixiyo miisaaniyadda dowladda federaalka ee sanadka miisaaniyadeedka 2018.
Khudbadda iyo faahfaahinta uu Ra’iisul Wasaare Abiy (Dr) ka jeedinayo Golaha Wakiillada Shacabka waxaa si toos ah looga daawan karaa warbaahinta kala duwan ee dalka.