Shirka 3aad ee Qaran ee Golayaasha Diimaha ayaa ka furmay Magaalada Baahir Dhaar - ENA Af-Soomaali
Shirka 3aad ee Qaran ee Golayaasha Diimaha ayaa ka furmay Magaalada Baahir Dhaar

Addis Ababa, Agaali/Sane 4/2017 (ENA): Shirka 3aad ee heer qaran ee Golayaasha Diimaha ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Baahir Dhaar.
Shirkan oo lagu qabtay halku-dhigga “Diimaha Nabadda, Is-ixtiraamka iyo Wadajirka u ah” ayaa si rasmi ah u furmay, iyadoo uu shir guddoominayo Arega Kabadhe, iyo Qasiiska guud ee Golaha Diimaha Itoobiya, Qes Tagaay Tadele.
Shirka heer qaran ee socda ayaa socon doona maanta iyo berri, iyadoo la filayo in shirkaasi xooga la saaro sidii loo xoojin lahaa nabadda.
#Itoobiya
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya