Kulliyadda Waxbarashada Macallimiinta Qabridahar oo la aasaasay 2006 T.I, ayay ka qalinjabiyeen in ka badan 9,000 oo bareyaal ka ah deegaankeenna. Haddaba, Kulliyadda ayaa muuqaalkan kooban oo sharaxaya marxaladda guud ee kulliyada & yoolkeeda soo diyaarisay

Wakaalada Warka Itoobiya
2015