Waa in aan dhaqan iyo caado ka dhigannaa soo dhaweynta teeknoloojiyaha cusub— Dr. Abiy Axmed - ENA Af-Soomaali
Waa in aan dhaqan iyo caado ka dhigannaa soo dhaweynta teeknoloojiyaha cusub— Dr. Abiy Axmed

Waxyaabaha ka dhigaya Itoobiya inay dib uga dhacdo horumarka uu caalamku ka gaadhay teknoloojiga waxaa ka mid ah in ay soo dhaweyn waydo teeknoloojiyaha cusub; haddaba waa in aan dhaqan iyo caado ka dhigannaa soo dhaweynta teeknoloojiyaha cusub.