Waxaa la xusayaa maalinta Halgamayaasha - ENA Af-Soomaali
Waxaa la xusayaa maalinta Halgamayaasha

Addis Ababa; Duugato/Miyaaziya 27/2017 (ENA): Xuska 84-aad ee maalinta Halgamayaasha ayaa si weyn loo xusayaa.
Waxaa munaasabaddan ka soo qayb galay Madaxweyne Taaye Asqesilaase, Gudoomiyaha Ururka Halyeeyadii Hore ee Itoobiya , Lij Dhaani'eel Joote Mesfen, Madax iyo Xubno ka socday Ciidanka Difaaca Qaranka, Safiiro dalal kala duwan, iyo Marti sharaf lagu casuumay.
Intii ay munaasabaddan socotay ayaa Madaxweyne Taaye Asqasilaase waxa uu ubax dhigay Taallada Guusha Halyeeyda.