Wax soo saarka Timirta ee deegaanka Canfarta

(Sawirro) Horumarinta Timirta deegaanka Canfarta Sida uu sheegtay xafiiska Beeraha iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee deegaanka Canfarta, horumarinayo dhul dhan 2500 oo hektar si loo kordhiyo soo-saarka timirta.


 

Xafiiska ayaa sidoo kale sheegay in la diyaariyey qorshe lagu beeri doono hal milyan oo geed timir 10ka sano ee soo socda.

 

#ENA #Ethiopia #Wakaaladda Wararka Itoobiya #Beeraha #Waxsoosaar #DhaxalkaCagaaran #IlaalintaDeegaanka #Timir

Wakaalada Warka Itoobiya
2015