Danjire Birhanu Tsegaye ayaa la kulmay Danjiraha Norway ee Itoobiya

Addis Ababa, Duugato/ Miyaasiya 22/2017 (ENA): Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Danjire Birhanu Tsegaye, ayaa kulan la yeeshay Danjiraha Norway u fadhiya Itoobiya, Stiyan Kristensen.

Labada dhinac waxay ka wadahadleen xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii wada shaqeyn miro dhal ah looga shaqeyn lahaa, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday Wasaaradda Arrimaha Dibadda.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015