Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka Temesgen Tiruneh ayaa booqanaya mashaariicda horumarineed ee laga sameeyay magaalada Kombolja

Addis Ababa; Duugato/Miyaaziya 21/2017 (ENA): Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Temesgen Tiruneh ayaa booqan doona mashaariic horumarineed oo kala duwan oo ka socda Komboolja.


 

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa inta uu joogo waxa uu booqan doonaa mashaariic kala duwan oo horumarineed oo ka socda deegaanka.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015