Waxqabadkii Qorshaha rubuci 3-aad ee sannad miisaaniyeedkan ee degmooyinka magaalada iyo miyiga Ismaamulka Dirdhaba ayaa la qiimeeyay - ENA Af-Soomaali
Waxqabadkii Qorshaha rubuci 3-aad ee sannad miisaaniyeedkan ee degmooyinka magaalada iyo miyiga Ismaamulka Dirdhaba ayaa la qiimeeyay

Dirdhaba; Duugato/Miyaaziya 08/2017 (ENA): Ismamulka dir dhaba ayaa madal uu qabtay warbixin ku saabsan waxqabadka rubuci 3-aad ee sanad miisaaniyeedka 2017 ee hawl-fulinta degmooyinka iyo miyiga ismaamulka qiimeeyay.
Madaashan ayaa lagu soo bandhigay warbixintii fulinta qorshe hawleedka 3-aad ee sanad miisaaniyeedka 2017 ee 9-ka degmo iyo afarta kilaastar ee miyiga iyadoo uu goob joog ka ahaa Maayar ku-xigeenka ahna Madaxa Xafiiska Ganacsiga Maalgashiga iyo Warshadaha ee ismamulka Dirdhaba Mudane Xarbi Buux.
Madashan ayaa waxaa warbixin ku saabsan waxqabadka 9-ka bilood ka soo jeediyay Mudane Habtamu Kiroos oo ah khabiir dhanka maamulka ah oo ka tirsan guddiga qorsheynta iyo horumarinta degmooyinka Ismaamulka.
Ugu dambeyntii, Mudane Xarbi buux ayaa tilmaamay in qiimeyntan lagu tix raaco in fiiro gaar ah loo yeesho nadaafadda iyo horumarinta cagaaran, si loo xalliyo dhibaatooyinka ka jira guryaha dawladda, in la xoojiyo hagaajinta adeegga ee la arkayo ee la xiriira kala fogaanshaha, iyo in la sii wado shaqada la xiriirta xakameynta ganacsiga, islamarkaana in qorshe loo sameeyaa iyadoo lala tashanayo xafiisyada ay hoos yimaadaan adeeg bixiyeyaasha degmooyinku si loo fududeeyo adeeg bixinta ka jira degmooyonka.