Tartanka 10-aad heer Magaalo ee Tartanka Ardayda iyo Macallimiinta Heer Magaalo Maanta Bilaabanaya - ENA Af-Soomaali
Tartanka 10-aad heer Magaalo ee Tartanka Ardayda iyo Macallimiinta Heer Magaalo Maanta Bilaabanaya
 
           Addis Ababa, Cuur/Megabit 13/2017 (ENA) – Tartanka 10-aad ee isboortiga ardayda iyo macallimiinta heer Magaalo ayaa maanta ka furmaya garoonka Addis Ababa Stadium.
                
                
  
Tartanka ahaa halkudhig looga dhigay "Anagoo tartanka Isboortiga Dugsiyada Dhaqan u yeelayna, waxaan abuureynaa jiil caafimaad qaba, firfircoon, oo karti leh".
                
                
  
Xogta laga helayo Xafiiska Waxbarashada ee Maamulka Magaalada Addis Ababa,ayaa sheegaysa in tartankan ay si wadajir ah u soo agaasimay Xafiiska Waxbarashada ee Addis Ababa iyo Xafiiska Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Addis Ababa.
#Ethiopia
 #Ethiopian_News_Agency
 #ENA