Maamulka gobolka Qorraxay ayaa kulan ku saabsan nabadgelyada la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka degmada Shilaabo - ENA Af-Soomaali
Maamulka gobolka Qorraxay ayaa kulan ku saabsan nabadgelyada la yeeshay qaar ka mid ah odayaasha iyo waxgaradka degmada Shilaabo
Addis Ababa, Cirir/ Yakaatiit 25/2017 (ENA): Kulankan oo uu shirgudoominahayay Mudane. Shaafi Muxumed, guddoomiyaha gobolka Qorraxey oo ay waheliyaan masuuliyiin kale oo heer gobol ah, maamullada degmooyinka Shilaabo, Higlooley iyo Ceelogaaden ayaa waxay masuuliyiintu kaga wadahadleen sidii loo adkayn lahaa nabadgelyada bulshada maadaama ay degmadu tahay degmo ballaadhan sidoo kalana ku taallo meel xudduud ah.
Ugu dambayntii, waxgaradkan ayaa dhankooda sheegay in ay ka shaqayn doonaan amniga bulshada.