Shirweynihii 2aad ee Xisbiga Barwaaqo ayaa laga soo saaridona goʼaamo muhiim ah iyada oo arimo badana oo laqaban donana lajihayn dono - Aadan Faarax - ENA Af-Soomaali
Shirweynihii 2aad ee Xisbiga Barwaaqo ayaa laga soo saaridona goʼaamo muhiim ah iyada oo arimo badana oo laqaban donana lajihayn dono - Aadan Faarax

Addis Ababa, tir 19/2017 (ENA): Mudane Aadan Faarax madaxwayne kuxigenka Xisbi Barwaaqo , ahna madaxa isku xirka nidamka dhismaha dimuqraadiyadda islamarkaasina leh darajada Ra'iisul Wasaare ku-xigeen ayaa shegay Shir waynaha l2aad ee xisbiga barwaaqo in lagasosaaridono go’aamo waaweyn la islana meldhidoono jihooyin waxqabadeed .
Waxa kale oo uu sheegay mudane Adan Farx in hawshii u diyaar garowga shirweynaha ay soo gabagabowday.
Shirka Xisbiga Barwaaqo ayaa magaalada Addis Ababa lagu qaban doona inta u dhexaysa tir 23- ilaa 25, 2017-ka iyada oo cinwaan looga dhigayo "hadalka oo logagudbay waxqabada ".
Madaxa Xarunta Isku-duwidda Dhismaha Dimuqraadiyadda ee darajada Raʼiisul Wasaare ku-xigeenka ahna Madaxweyne ku-xigeenka Barwaaqo ayaa shir jaraaʼid oo kusaabsan shirwaynaha u qabtay warbaahinta.
Sida u shegay mudane Adan Farx xubnaha xisbiga barwaaqo waxa ay ka badan 15.7 milyan oo xubnood.
Waxa uu sheegay in xisbigu guulo badan uu ka gaadhay dhinacyabada .
Waxana ushega in shirwaynahani ay kaso qaybgalidonaan 1700 xubnod ,martisharaf iyo wakilo kasocda qaybaha bulshada ,islamarkaan 15 xisboo dalalka dibada lagumartiqaaday inay kasqaybgalaam.
Waxa kale oo uu sheegay inuu ka rajaynayo inuu dhinacyo iyo goʼaamo xoojinaya xisbiga kulmiye ku xoojin doono shirkaasi.
Waxana u tilmaamay xisbiga barwaaqo in u wado hawlo tusalo unoqonkara Afirka , iyada dadaalna logujiro dhimista sixr bararka
Sidoo kale, waxaa la filayaa in ay soo baxaan goʼaamo lagu sii xoojinayo istiraatiijiyadda iyo siyaasadaha ay dowladdu wado, sidoo kalena la hubiyo in koboc waara la gaari karo.