Waxaa Ismaamulka Diri Dhaba gaadhay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar

Addis Ababa, Dharrabley/Tir 16/2017 (ENA): Waftiga ayaa hawlo shaqo ugaadhay magaaladaasi. 


 

Wafdigan ayuu ujeedka socdaalkoodu qayb ka yahay munaasibado lagusoo dhawaynayo, aqoonsiga xeerka soomaaliyeed ee beesha Ciise ee XEER CIISE oo ay dhawaan aqoonsatay hay'adda UNESCO.


 

Sidoo kale waxaa munaasibadan ka qaygalaya wufuud kala duwan oo ka kala socota dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015