Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed (Dr.) ayaa la kulmay Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoosi Kaynerugaaba.

Addis Ababa, Xorrey/Tahsaas 7/2017 (ENA): Ra'iisul Wasaaraha iyo Jeneraal Muhoozi ayaa maanta subaxnimadii kulmay, iyagoo wadahadal ku yeeshay xafiiska ra'iisul wasaaraha kana wadahadlay xaalada guud ee dalalka iyo geeska Afrika sida ay shaacisay Xafiiska Raysal Wasaaraha.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015