Xil-wareejinta iyo caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Somali ayaa Hargaysa ka socota - ENA Af-Soomaali
Xil-wareejinta iyo caleemo-saarka madaxweynaha la doortay ee Somali ayaa Hargaysa ka socota

Addis Ababa, Xorrey/Tahsaas 3/2017 (ENA): Xil-wareejinta iyo caleemo-saarka Madaxweynaha 6aad ee Somaliland ayaa ka socota magaalada Hargaysa ee magaalo madaxda Somaliland.
Madaxweynaha DDS Mustafe Muxumed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ku sugan Hargaysa si ay uga qaybgalaan munaasabadan.