Madaxweynaha Dowladda Deeganka Soomaalida Mustafe Maxamuud  ayaa kulan la qaatay madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed (Cirro)

Addis Ababa, Xorrey/Tahsaas 3/2017 (ENA): Madaxweyne Cagjar ayaa Hargeysa u tagay sidii uu uga qeyb geli lahaa caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Somaliland.


 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015