Fildh Maarshaal Birhaanu Juulla ayaa gaadhay magaalada Godey

Addis Ababa, Naaf/Nahaase, 09/2016T.I.(ENA): Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed, Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Qaranka ee JDFI, Fildh Maarshaal Birhaanu Juulla iyo wafdi kale oo weheliya ayaa hadda gaadhay magaalada Godey ee xarunta gobolka Shabeelle.


 

Waftiga ayay masuuliyiinta maamulka nagaalada iyo kuwa gobalka Shabeelle ay si diiran ugu sii dhaweeyeen garoonka diyaaradaha ee Ugaas Miraad Leyli.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015