Shirkadda Diyaardaha ee Itoobiya ayaa bilowday duulimaad cusub oo u dhaxeeya Gaambeela iyo Asoosa - ENA Af-Soomaali
Shirkadda Diyaardaha ee Itoobiya ayaa bilowday duulimaad cusub oo u dhaxeeya Gaambeela iyo Asoosa
Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 19/2016T.I.(ENA): Shirkadda ayaa shaacisay inay bilowday duulimaad cusub oo u dhaxeeya magaalooyinka Gaambeela-Asoosa ee deegaannada Gambeela iyo Benishangul Gumus.
Shirkadda ayaa fariin ay soo dhigtay baraha bulshada ku shaacisay in laga bilaabo Afagaal/Sane 17, 2016T.I. qy si rasmi ah u bilowday duulimaad u dhaxayn doona Gaambeela iyo Asoosa.
Ugu dambayn shirkadda ayaa xustay in macaamiishu ay isticmaali karaan adeegan hufan.