Lix qof ayaa ku geeriyootay halka 14 qofna ay ku dhaawacmeen shil ka dhacay Qabribayax

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 10/2016T.I.(ENA): Aaga Guyow ee degmada Qabribayax ee deegaanka Soomaalida waxaa ka dhacay shil gaadhi oo ay ku heeriyoodeen lix qof.

Iyadoo 14 qofna ay shilkaasi ku dhaawacmeen.

Shilkan ayaa waxaa sababay isku dhac laba gaadhi, dhaawaca ayaana lala gaadhay cusbitaalka ugu dhow si halkaas loogu daweeyo.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015