Waxaa xarunta gobolka Nogob ee magaalada Ceelwayne laga daahfuray ol'olaha talaallka caruurta ka yar da'da 5-sanno - ENA Af-Soomaali
Waxaa xarunta gobolka Nogob ee magaalada Ceelwayne laga daahfuray ol'olaha talaallka caruurta ka yar da'da 5-sanno

Addis Ababa, Afagaal/Hamle, 01/2016T.I.(ENA): Ol'olahan ayaa waxaa si wada jir ah ufuray guddoomiyaha gobolka Nogob mudane Cabsirisaaq Maxamednuur iyo hawlwadeeno ka socday Xafiiska Caafimaadka DDS .
Talaallkan ayaa lagaga hortagayaa cudurada kala ah Qixida, Gowracatada, Qaaxada, Kojisada, Durayga(Hargabka), Shubanka, Jadeecada, Cagaarshawga iyo oofwareenka.
Guud ahaan degmooyinka gobolka Nogob ayaa laga talaali doona maalmaha soo socda caruur tiradoodu dhan tahay 17,000 oo caruurta da'doodu ka yartahay 5 sanno.