Dood-cilmiyeed diiradda lagu saarayay isticmaalka Marin baddeedka ayaa ka socda Jaamacadda Medo Wallabu - ENA Af-Soomaali
Dood-cilmiyeed diiradda lagu saarayay isticmaalka Marin baddeedka ayaa ka socda Jaamacadda Medo Wallabu
Dharka. Miyaasiya 15/2016 (ENA):- Dood-cilmiyeed diirada lagu saarayay isticmaalka Marinka badda oo halku-dhageedu yahay“Marinka badda iyo Itoobiya” ayaa ka socda Jaamacadda Medo Walabu.
waxaa lagu soo bandhigi doonaa, lagagana doodi doonaa qoraalo diiradda lagu saarayo ka faa’iidaysiga Marinka badda, iyo isku xidhka gobolka iyo faa’iidooyinka uu u leeyahay nabad waarta.
Waxaa doodda ka qeyb galaya dadka ay khuseyso iyo aqoonyahano.
Sida la ogsoonayahy Itoobiya ayaa heshiis is-afgarad la saxeexatay Somaliland kaasoo u ogolaanaya inay hesho marin baddeed.
See insights and ads
All reactions:
11

