Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) ayaa kulan wada hadal ah layeshay jeneral Akol Kur Kuch oo kasocday konfurta  Sudan

Addis Ababa; magaabiid 16/2016 (ENA): Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa wadhadal la layeshay jeneral Akol Kur Kuch oo kasoday konfurta sudaan.


 

Xogtan oo uu soo dhigay Raysalwasaaru  bartiisa xiriirka bulshada ayuu ku sheegay in uu wadaxaajood layeshay Taliyaha Ciidanka Koofurta Sudan jeneral Akol Kur Kuch.

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sheegay in u wadahadalku  ku saabsanaa  xaqiijinta xasilloonida iyo horumarka Bariga Afrika.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015