Itoobiya iyo Faransiiska ayaa ka wada shaqeynaya arrimaha la xiehiidha martigelinta COP 32 - ENA Af-Soomaali
Itoobiya iyo Faransiiska ayaa ka wada shaqeynaya arrimaha la xiehiidha martigelinta COP 32
Addis Ababa; Gudba 4/2019 (ENA): Itoobiya iyo Faransiiska ayaa ku dhawaaqay inay ka wada shaqeyn doonaan arrimaha COP 32.
Shirkii 31-aad ee Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada (COP 31) ayaa ka socda Antalya, Turkiga.
Wasiirka Maaliyadda iyo Madaxa Wadahadallada COP 32 Fitsum Assefa (Dr.) ayaa wadahadallo la yeealatay Kristofer Lekurtier, Agaasimaha Fulinta ee Hay'adda Horumarinta Faransiiska, iyagoo ka wada hadlaya shirka.
Wadahadallada waxay diiradda saareen sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga Faransiiska iyo Itoobiya iyo sii wadida ka shaqeynta arrimaha COP 32.