SUUQA RAASUMAALKA ITOOBIYA OO DOOR WEYN KA QAADANAYA KOBCINTA HAY’ADAHA IYO BALLAARINTA FURSADAHA MAALGASHI EE CUSUB

Addisabab,Gudba, Hidar 2019 (ENA) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Suuqa Raasumaalka Itoobiya, Dagmewit Shiferaw, ayaa sheegtay in Suuqa Raasumaalka Itoobiya uu door weyn ka qaadanayo kobcinta hay’adaha, ballaarinta adeegyada caymiska iyo abuurista fursado maalgashi oo cusub.

 

Suuqa Raasamaalka Itoobiya ayaa qabtay munaasabad lagu diiwaangelinayo, laguna aqoonsanayo shirkadda saamiyada ee Awash Insurance S.C , isla markaana si rasmi ah loogu furayo ganacsiga saamiyadeeda.

 

Faahfaahinta oo dhammaystiran ka akhri (ENA)

 (https://www.ena.et/web/amh/w/amh_9904973?utm_source=chatgpt.com)

Wakaalada Warka Itoobiya
2015