Jigjiga— Mudane Axmed Shide, Afhayeenka Golaha Baarlamaanka JDFI, ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garaad Wiil-waal. - ENA Af-Soomaali
Jigjiga— Mudane Axmed Shide, Afhayeenka Golaha Baarlamaanka JDFI, ayaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Garaad Wiil-waal.
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, iyo masuuliyiin kale oo heer deegaan ah ayaa Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiil-Waal ee magaalada Jigjiga ku soo dhaweeyay wafdi uu hoggaaminayo Afhayeenka Golaha Baarlamaanka JDFI, Mudane Axmed Shide.