Farriinta Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.):

Waxaan aragnay waxqabadka beeraha jiilaalka ee gobolka Baale. Iyadoo ay jirto khatarta roob yaraanta daran ee jiilaalkan, waxqabad wanaagsan ayaa laga diiwaan geliyay shaqada diyaarinta ee dowladda iyo dadweynaha. Si dhaqaalaheena uu u noqdo mid adkeysi leh oo u adkeysta caqabadaha aadanaha iyo kuwa dabiiciga ah, waxaa lagama maarmaan ah in la sii diyaariyo oo la ballaariyo fursadaha.

 

#Dawladda 

Wakaalada Warka Itoobiya
2015