Abiy Axmed (Dr.) oo mar kale loo doortay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya - ENA Af-Soomaali
Abiy Axmed (Dr.) oo mar kale loo doortay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Kalfadhigii 1-aad ee caadiga ahaa ee dhismaha Golaha Wakiillada Shacabka, kaas oo qayb ka ah sannadka 1-aad ee xilliga shaqo ee Baarlamaanka 7-aad, ayaa Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed (Dr.) mar kale loo doortay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya, isagoo loo dhaariyay xilka.
#dawlada wadajirka
#PMOEthiopia