Mudane Dhasta Ledhamo ayaa Loo Doortay inuu Noqdo Afhayeen ku-xigernka Golaha Federeeshinka . - ENA Af-Soomaali
Mudane Dhasta Ledhamo ayaa Loo Doortay inuu Noqdo Afhayeen ku-xigernka Golaha Federeeshinka .
Addis Ababa; Koxdin 25/2019 (ENA): Mudane Dhasta Lidhaamo ayaa loo doortay inuu noqdo Afhayeen ku-xigeenka Golaha Federeeshinka.
Golaha Wakiillada Shacabka ayaa maanta qabanaya shirkiisii dhismaha dawladda.
#ENA