Marwo Mufarixaat Kaamil ayaa Loo Doortay inaay Noqoto Afhayeenka Golaha Federeeshinka . - ENA Af-Soomaali
Marwo Mufarixaat Kaamil ayaa Loo Doortay inaay Noqoto Afhayeenka Golaha Federeeshinka .
Addis Ababa; Koxdin 25/2019 (ENA): Marwo Mufarixaat Kaamil ayaa loo doortay inay noqoto Afhayeenka Golaha Federeeshinka.
Golaha Wakiillada Shacabka ayaa maanta qabanaya shirkiisii dhismaha dawladda.
#ENA