Golaha Deegaanka Bartamaha Itoobiya oo shirkiisa aasaaska ka wada magaalada Wolkite

Wolqite, Koxdin 23, 2019 (ENA) Golaha Deegaanka Bartamaha Itoobiya ayaa bilaabay shirkiisa aasaaska ee kal-fadhiga 7-aad, sannadka 1-aad, kaas oo ka socda magaalada Wolkite.

 

Dal iyo shacab weyn oo leh himilo wayn 

 

Waxaa la filayaa in shirka aasaaska ee kal-fadhiga 7-aad, sannadka 1-aad ee Golaha Deegaanka Bartamaha Itoobiya, oo ka socda magaalada Wolqite, 

lagu ansixiyo magacaabis kala duwan, oo ay ku jiraan Afhayeen Golaha iyo Madaxweynaha Maamulka Deegaanka.

 

#Dal_Weyn #Shacab_Weyn #Himilo_fog#

Wakaalada Warka Itoobiya
2015