Golaha Wakiillada degaanka Bartamaha Itoobiya ayaa shirkiisa aasaasiga ah uga socdaa magaalada Wolqite. - ENA Af-Soomaali
Golaha Wakiillada degaanka Bartamaha Itoobiya ayaa shirkiisa aasaasiga ah uga socdaa magaalada Wolqite.
Wolqite, Koxdin 23/2019– ENA: Golaha Wakiillada degaanka Bartamaha Itoobiya ayaa shirkiisa aasaasiga ah ee sannadka 1-aad ee muddada shaqada 7-aad, ka socda magaalada Wolqite.
“Dal weyn, shacab weyn, himilo weyn.”
Golaha Wakiillada degaanka Bartamaha Itoobiya, ayaa shirkan aasaasiga ah ee sannadka 1-aad ee muddada 7-aad, uu ansixiyo Afayenada Golaha, Madaxweynaha iyo xilal kale oo kala duwan.
Na’ima Munir ayaa loo magacaabay Afayenka Golaha Wakiillada ee degaanka Bartamaha Itoobiya.
Zebiba Mohamed – Afayen Ku-xigeenka Golaha Wakiillada degaanka Bartamaha Itoobiya