Raysal Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa munaasabadda Sannadka Cusub ee Itoobiya awgeed xeedho wadaag sameeyey.

Raysal Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa munaasabadda Sannadka Cusub ee Itoobiya ee 2019 awgeed, ugu deqay hadyado uu ugu talagalay shaqaalaha Xafiiska Raysal Wasaaraha.

Wakaalada Warka Itoobiya
2015