Madaxwayne Taye Asqesilaase ayaa farriin hambalyo ah oo ku saabsan munaasabadda Mawliidka u soo jedyay ummadda islaamka.

Addis Ababa, 19 Naaf 2018 (ENA): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya, Taye Asaesilaase, ayaa dhammaan dadka aamminsan diinta Islaamka u sojedyay farriin hambalyo ah munaasabadda Mawliidka 1501-aad.

 

​Madaxweynaha ayaa farriintiisa ku yiri: "Waxa uu rajaynayaa in ay munaasibmidu noqoto nabad, farxad iyo midnimo ."

Wakaalada Warka Itoobiya
2015