Waxaa is-afgarad buuxa laga gaadhay dhaman 8-da Ajande ee laga wada tashanayo shirweynaha Wadatashiga Qaran.

Addis Ababa; Naaf 7/2018 (ENA): ‎Waxaa xusid mudan in labo maalmood ka hor ay isfahan gaadheen kooxihii ka doodayay Ajandayaasha nabada, arrimaha diimaha, musuq maasuqa iyo dowlad wanaagga, iyo sidoo kale qaab-dhismeedka dowladda iyo siyaasadda.

‎Maanta, ayaa waxa sidoo kale heshiis laga gaadhay ajandayaasha kala ah.

‎• Qaran-dhiska

‎• Magaalooyinka Federaalka

‎• Dhismaha hay'adaha, sareynta sharciga iyo xuquuqda aadanaha

‎• Arrimaha bulshada iyo dhaqaalaha, oo ay ku heshiiyeen kooxaha 500 ka kooban.

‎Itoobiya way tashanaysaa!

Wakaalada Warka Itoobiya
2015