Astaanta Duulista Hawada ee Afrika: horumarka Shirkadda Diyaaraha ee Itoobiya ee sojitay Indhaha warbaahinta Caalamka - ENA Af-Soomaali
Astaanta Duulista Hawada ee Afrika: horumarka Shirkadda Diyaaraha ee Itoobiya ee sojitay Indhaha warbaahinta Caalamka
waaxda duulista hawada waa qayb istiraatiiji ah oo awood u leh inay go'aamiso xiriirka dhaqaale ee dalka, koobcinta dalxiiska, iyo saamaynta juqraafiyeed.
Wakhtixaadirkan oo wadamo badan oo ku yaalla qaarada Afrika ay la kufaa kacayaan inay dhisataan shirkado diyaaradeed oo heer qaaradeed ah oo leh waddada ganacsiga ee saxda ah iyo qaab-dhismeed meeleed oo xooggan, ayay guusha joogtada ah oo ay muujisay Shirkadda Diyaaraha ee Itoobiya ay noqotay mid fiiro gaar ah oo ammaan weyn ka heshay dadweynaha iyo warbaahinta dunida oo dhan.
Waqtigan oo ay Shirkadda Diyaaraha ee Itoobiya u dabbaaldegayso sannad-guuradeeda 80-aad ee aasaaskeeda ayaana , ku koobnayn oo kaliya adeeg bixinta dulimaadka balse, waxay noqotay mid sii xoojisay doorkeedda muhiimka ahaa ee ah hogaaminta dhabta ah ee duulista hawada Afrika iyo heer caalam xitaa.
Istiraatiijiyadda muddada dheer ee u maamulka xirfada leh, iyo xundhurta duulista hawada ee casriga ah ee ay habaysay awgeed, waxay waddanka ka dhigtay aliyadda iyo buundada ugu weyn ee xiriirisa qaarada iyo meel transit ah.
Haddaba, si loo sii xoojiyo heerkan sarreeya ee qaaradeed iyo caalamiga ah, iyo iyadoo maanka laga duulaayo baahida gudaheeda ee duulista hawada ee mustaqbalka, mashruuca Garoonka Diyaaraha Caalamiga ah ee Bishoftu waa kabaha dhismaha weyn oo doorka hogaamineed ee Itoobiya ee waaxda duulista hawada u gudbin doona bog cusub