Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Morooko, Casiis Akhanooj, ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika - ENA Af-Soomaali
Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Morooko, Casiis Akhanooj, ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika
Addis Ababa, Cirir 6/2018 (ENA): Ra’iisul Wasaaraha Marooko, Casiis Akhanooj, ayaa yimid Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika.
Markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Boole, waxaa halkaas ku soo dhoweeyay Wasiirka Nabadda, Maxamed Idiris, iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda, Danjire Birhaanu Sagaaye.
#WWI
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya
Bogagga Baraha Bulshada ee WWI: 👉 https://linktr.ee/ENADigital�