Madaxweynaha Kiinya, Williayam Ruuto, ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika - ENA Af-Soomaali
Madaxweynaha Kiinya, Williayam Ruuto, ayaa soo gaaray magaalada Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika
Addis Ababa, Cirir 6/2018 (ENA): Madaxweynaha Kiinya, Williayam Ruuto, ayaa yimid Addis Ababa si uu uga qeyb galo Shir-madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika.
Markii uu ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Bole, waxaa halkaas ku soo dhoweeyay Wasiirka Macdanta, Injineer Habtamu Tagany.
Shir-madaxeedka 39-aad ee Hoggaamiyeyaasha Midowga Afrika ayaa lagu qabanayaa halku-dhigga ah: “Hubinta helitaanka biyo waara iyo nidaamyo nadaafadeed oo ammaan ah si loo xaqiijiyo guusha himilooyinka Ajendaha 2063.”
#WWI #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya Bogagga Baraha Bulshada ee WWI: 👉 https://linktr.ee/ENADigital�