Fariinta Dr. Abiy Axmed - ENA Af-Soomaali
Fariinta Dr. Abiy Axmed
Waa farxad weyn oo ii ah inaan qaabilo Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Moodi oo booqasho rasmi ah ku yimid Addis Ababa. Imaanshihiisu wuxuu muujinayaa xiriirka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya labada dal, waxaana rajeynayaa wada-hadallo miro dhal ah oo sii xoojin doona iskaashigeenna dhinacyada aan wadaagno mudnaanta.
Ra'iisul Wasaare Dr. Abiy Axmed