Fariinta Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed - ENA Af-Soomaali
Fariinta Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed
Ra’iisul Wasaaraha Dr. Abiy Axmed wuxuu kulan la yeeshay Madaxweyne Aleksaandher Stubb ee Finland, isagoo ka wada hadlay iskaashi joogto ah oo dhinacyo badan leh, xiriirka waxbarasho ee labada dal, ilaalinta deegaanka, iyo fursadaha maalgashi ee ka jira Itoobiya. Wadahadalku wuxuu xoojiyey ka go’naanshaha labada dhinac ee ku aaddan iskaashiga istiraatiijiga ah iyo horumarinta danaha wadajirka ah.
#WWI #Wakaaladda_Wararka_Itoobiya