Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) Ayaa wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Koonfur Afrika Siyril Ramafosa

Adis Ababa; Gudba 13/2018 (ENA): Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) Ayaa wadahadal la yeeshay Madaxweynaha Koonfur Afrika Siyril Ramafosa.

Farriin uu ku qoray boggiisa xidhiidhka bulshada, Ra'iisul Wasaare Abiy Axmed (Dr.) ayaa ku sheegay inuu la kulmay Madaxweynaha Koonfur Afrika Siyril Ramafosa xalay.

Wuxuu xusay in Shir madaxeedka taariikhiga ah ee G20 uu ka dhacayo dhulka Afrika isla markaana ay ka wada hadleen arrimo kala duwan, oo ay ku jiraan sida codka iyo danaha guud ee Afrika loogu matalo Shirka.

#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya

Wakaalada Warka Itoobiya
2015