Waa taariikh in deegaanka Soomaalida laga hirgaliyo mashaariic balaadhan oo in kabadan 10 bilyan oo doolar ay ku baxayso— Xasan Maxamed

Waraysi Ku saabsan Horumarka Warshadaha dalka oo Laanta Af-Soomaaliga ee Wakaalada Wararka Itoobiya ay la yeelatay Mudane Xasan Maxamed, Wasiiru Dowlaha Warshadaha dalka.

https://web.facebook.com/reel/1720298455305853

Wakaalada Warka Itoobiya
2015