Madaxa Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D), ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayso Madaxa Hay’adda Cuntada Adduunka, ee Itoobiya - ENA Af-Soomaali
Madaxa Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D), ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayso Madaxa Hay’adda Cuntada Adduunka, ee Itoobiya
Addis Ababa; Gudba 25/2018 (ENA): Madaxa Xafiiska Madaxweynaha DDS, Xuseen Xaashi Qaasim (Ph.D), ayaa maanta qaabilay wafdi uu hoggaaminayso Marwo Farayi Zimudzi, oo ah Madaxa Hay’adda Cuntada Adduunka, ee Itoobiya oo booqasho ku yimid DDS. ujeeddada Booqashada ayaa ahayd sidii loo xoojin lahaa wada-shaqaynta u dhexeysa hay’adda iyo qaybta beeraha ee DDS.
#Wakaaladda_Wararka_Itoobiya